Warbixin: Khudbaddii Madaxweyne Joe Biden Uu Kahor Jeediyey Baarlamaanka Mareykanka

Khudbaddiisii ugu horreysay ee Madaxweyne Joe Biden ka jeediyo fadhiga wadajirka ah ee Baarlamaanka Mareykanka ayuu kaga hadlay mowduucyo dhowr ah, kuwaas oo ay ka mid ahaayeen qorshiisa qoysaska Mareykanka, xanuunka COVID19, xakameynta hubka, dib u habeynta booliska, cimilada iyo waxbarashada.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker