Tacsi: Xaaji Cabdi Waraabe
tacsi.innalilaah wa inaa ileyhi raajacuun
jaalidda sml ee finland waxay tacsi tiiraayoleh
utacsiyadeynesaa. ehekii qaraabadii iyo qaranka sml
geeridii kutimi odaygii qaranka sml x cabdi xuseen
inaalilaah wa inaa ileyhirajacuun geeridu waaxaq
ilaahay hawnaxariisto qabriga haw wasiciyo su aalaha
qabriga jawaabahooda hawaafajiyo qabriga
hawgadhigo janno janooyinka ilaahay kamid ah
by roble