Daawo:- Raysal-wasaare Khayre oo Salaadda Ciidda La Tukaday Shacabka Iyo Nuxurka Qudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa oo uu Ujeediyay.

Muqdisho-(OWN)-Raysal-wasaaraha Xukuumadda Fadraalka Ah Ee Soomaaliya Xassan Cali Khayrre Ayaa Salaadda Ciidda Kula Tukaday Magaalada Muqdisho Boqolaal Qof, Raysal Wasaaraha ayaa Qudbad Dhinacyo Badan Daaranayd Ujeediyay Shacabkii uu La Tukaday, Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Qudbadda Raysal-wasaaraha………. 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker