Hambalyo Meher Wacan Oo Ku Socota Xasan Axmed C/laahi (Xasan Aar) iyo Marwadisa Nimco Maxamed Muxumed Oo Meherkoodu ka qabsoomay magaalada Hargeysa

Gudoomiyah Xisbiga Waddani C/qaadir Jirde Aw Cali, Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Waddani Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi , Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan,Ganacsade Nuur Muuse Guuleed (Nuur Shiraaqle) Xildhibaan Maxamed Warsame Caalin Timacade,Afhayeenka Xisbiga Waddani Xil.Ibraahin Mahdi Buubaa,Siyaasi Xuseen Axmed Caydiid, Xoghayaha Xidhiidhka Carabta ee Xisbiga Waddani Axmed Safiina, Xoghayaha Siyaasada Xisbiga Waddani Engr. Cabdiraxmaan Maxamed Magan,Mustafe Cismaan Daahir,

Cabdiqaadir Muuse Shiraaqle, Mustafe Muuse Shiraaqle, Sharmaake Muuse Shiraaqle, Xamdi Awciise Kaahin, Maxamed C/raxmaan Shanfool, Faysal Shaarub, Cabdi Cali Qoofal Yuusuf Maxamed Cabdi,Qaasim Ismaaciil Tiger, Daahir Muuse Raamaale,C/kariin Jaamac Indhayare, Miyir Cali Xuseen,Daahir Keyse Daahir, Sharmaake Muuse Dirir,

Dhamaan dadkaasi Waxay Hambalyo Meher wacan u dirayaan Meherka Xasan Axmed C/laahi (Xasan Aar) iyo Marwadisa Nimco Maxamed Muxumed Oo 10/05/2018 Meherkoodu ka qabsoomay Shiraaqle Hotel ee magaalada Hargeysa

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker