Fariin Culus Somaliland Buug Lagu Faafiyo Diinta Kiristanka Oo Dugsiyada Lagu Dhigo ” Madaxweynaha Iyo Wasiirka Waxbarashada

Hargaysa (OWN) Fariin Culus Somaliland Buug Lagu Faafiyo Diinta Kiristanka Oo Dugsiyada Lagu Dhigo ” Madaxweynaha Iyo Wasiirka Waxbarashada Ayaa Loogu Baaqey Iney Arintaasi Wax Kaqabtaan Lana Dabagalo.

Samafale Coldoon Oo Maanta Warbaahinta La Hadley Ayaa Si Kulul Uga Hadley Arinka Buugani Isagoon Fariin Culus Udirey Madaxweynaha JSL iyo Wasiirka Waxbarshada Dhanka Kalena Uga Baaqey Shacabka Iyo Culimada Iney Arinkaasi Ka Dhiidhiyaan Isalamarkaana Ka Hortagaan

Muqqalka Ka Daawo

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker