Daawo:-Boqorka Beelaha Gabooye Oo Ka Hadley Muranka Ka Dhashay Fanaanada Nimco Yasiin Ee Ay Isku Haystaan Laba Qosys Sheegayna In Ay Maxkamad U Gudbinayaan.

Hargaysa-(OWN)-Boqorka Beelaha Gabooye Boqor Axmed Iiman Warsame ayaa waxaa uu ka Hadley muranka ka dhaxeeya labada qoys ee ay ku muransan yahiin fanaanada Nimco Yasiin , waxaana boqorku uu sheegay in maxkamada Somaliland dacwada arintan isla markaana ay codsan doonan in DNA laga qaado Nimco Yaasiin. Halkan Hoose Ka Daawo Hadalka Boqorka

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker