Dusha waa itoobiyaan hoostana waa inanka yar

Dusha waa itoobiyaan hoostana .

Waa curadaka

waaryaa kordhiye saaxiib bal imaqal

Waxa la yidhi shirkadan la yidhi waa itoobiyaan ee shidaalka

Loo xidhayo waxba kama jiraan

Oo dushana waa ka itoobiya hoostana waa curadka dee inanka

Annakaa wax aragnay haye saaxiib.

Kordhiye. Sidaasi waa wax jira oo waxa lagu heshiiyay in jeegaanta

Kolba qolo lagu xooleeyo markaa qoladii horaa aad uboobtay

Kuwani haddii aanay sidaa yeelin wax kaloo ay qaataan ma yaal

Iyo intayaree laynagu caawiyo iyo cashuurta yaree masaakiinta

Laga ururiyo weliba kuwii hore qofka shakhsiga ah wixiisa way

Ka warwareegi jireen laakiin kuwan daaradii masaakiintay ku

Haystaan aakhirkana iyagaa loo saxeexaa.

Waxaasoo  dhan sidii looga gudbilahaa shacabkay utaalaa

 

 

 

Guuleed liibaan

snm1710@live com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker