Friday, December 6 2024
Breaking News
” Suuqyadeeni waxay Marayaan in Ruux Dumari Mari kari Waydo ” Sh.Maxamed Cali gadhle
Waxaan arki karnaa dhammaadka xukunka Assad’ – khabiir xidhiidhka caalamiga ah
Gobol ka mid ah Hindiya oo mamnuucay in maqaayadaha lagu cuno hilibka lo’da
Maydka Senator Gaagaab oo lagu aasay xabaal ku taala Gaalkacyo
Tobanaan kun oo qof oo ka barakacaya magaalada saddexaad ee ugu weyn Suuriya
Xisbiga talada haya ee Kuuriyada Koonfureed oo ku baaqay in si degdeg ah xilka looga qaado madaxweynaha
Burcad-badeed Soomaali ah oo gacanta ku dhigay markab kallumeysi
Taageera Arsenal ah oo xabad lagu dhuftay isagoo u dabaal degaya guushii ay ka gaareen Manchester United
Madaxweynaha Faransiiska oo wacad ku maray inuu maalmo gudahood ku magacaabi doono raysal wasaare .Xigashada Sawirka,AFP Qoraalka sawirka,. Madaxweynaha Fransiiska, Emmanuel Macron, ayaa sheegay, in uu “maalmaha soo socda” magacaabi doono raysal wasaaraha cusub ee dalka, kadib markii codka kalsoonida uu waayay raysal wasaaraha dalkaas, kadibna uu is casilay. Hadal uu Khamiisti qaranka u jeediyay oo socday ilaa 10 daqiiqo, ayaa waxaa uu diiday baaqaa uga imanaya mucaaradka oo ah inuu xilka iska casilo, isagoo wacad ku maray inuu “si buuxda” u sii joogi doono booskiisa, ilaa dhamaadka xil heyntiisa oo ku eg sanadka 2027-ka. Waxaa uu raysal wasaarihii hore, Barnier, ugu mahad celiyay howlihii uu qabtay muddadii gaabnayd ee uu xilka hayay, wuxuuna dhanka kale xisbiga midigta fog iyo bidix ku eedeeyay inay iska kaashadeen sidii loo ridi lahaa dowladda. Xildhibaanada Fransiiska ayaa si wadajir ah ugu codeeyay in xukunka laga saaro dowladda raysal wasaare Barnier Arbacadii, keliya saddex bilood kadib markii uu magacaabay madaxaweyne Macron. Codka la qaaday ayaa ah kii ugu horeeyay ee ay ku dhacdo dowladda Fransiiska in ka badan 60 sano, tallaabadaas oo uu Macron ku tilmaamay mid aan hore loo arag”. Arrintan ayaa waxay ka dhalatay muran xaga maaliyadda ah, oo ay si weyn u diideen xildhibaanadu.
” Annaga Waxaa Waajib Nagu Ahaa Sidii Cabdiraxmaan Cirro Kursiga Aanu U Saari Lahayn….”Wasiir Hore Aaden Cilmi Dhoola-Yare
Sidebar
Random Article
Log In
Menu
Search for
Home
Wararka
Articles
Community
English News
Sports
Contact us
Search for
Hom
Back to top button
Close
Search for
Close
Search for
Close
Log In
Forget?
Remember me
Log In
Adblock Detected
Please consider supporting us by disabling your ad blocker