Xisbiga Waddani oo Ka Muqurtay Ka qaybgalka Wadahadalka xukumada

Wejigii Labaad ee Wadahadalada Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland iyo Xisbiyada Mucaaradka ah ayaa ka Furmay Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed.

Kulan Waxaa Ka Soo Qayb Galay Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo Xisbigii oo keli ah.

Way diideen in ay ka soo qayb galaan kulamadan Muhiim ka ah Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xasan iyo Musharax Xisbiga Wadani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo guud ahaanba Xisbiga Wadani.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker