KA SII XUN.

KA SII XUN.

Keene iyo kordhiye.

Keene .waaryaa kordhiye saaxiib xukuumadan joogta maanta

Intaan qalinkii soo qaatay ayaan wax alaale iyo wax aan ka qoro

Aan garan waa yay xaggaasaan eegay waa madhantay

Xagganaan eegay waa madhantay hoosbaan eegay waa madhantay

Saraan eegay waa madhantay.

Kordhiye. Saaxiib markaan kuwan arkay kulmiyii horaa caano

Noqonaaya tani  KASII XUN  boqolaal jeer hadalkoodu dhadhan

Male aragoodu dhadhan male  dhammaantoodba dhadhan male

Yacnii  meel aynu nidhaa way fayawday ee ka hadla ma jirto

Markaa shacabka S/LAAN iyagay utaalaa waxay ka yeelayaan

 

 

 

Guuleed liibaan    snm1710@livecom

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker