inta Aanay Xeer Kale Ansixin Golahan Xaaraantu…

waa  Gabay Cajiib Ah: Waxa Tiriyay Zayid Cabdi Weli Caamir. Luxembourg City

 

Xil-Jacaylka Sacad Muuse Iyo  Xeesha Habar Yoonis

 Xadhigood Go’o,Waa Wixii  Genbiyay, Xeedhadii Hora’e,

Xaska Bahalka Jiifaa Intaanu, Qolo Ku Xuub Siiban.

 Ama Aan Xumaantiyo Naxligu Aad U Xididaysan.

 Ee Aan NGO Xukumin, Keenna Xera- Diid Ah.

 Ee Aanay XanjaadKaas Ka Jabin, Xaajadii Qaranku.

 Ee Aan Lakala Xadin Bulshadan,  Xaynta Wada Raacda.

 Shicibkuna Xaqiiqda Uga Lumin, Xaalufkaa Talada.

Ama Aanay  Xeer Kale Ansixin Golaha Xaaraantu.

 Ee Aanay Xidhiidh Noqon Gefkiyo, Ceeb La-Xagal Daacu.

  Ee Ay Wali Xuluulaysi Tahay, Yaynaga Xansheera. 

 

 

halyey cabdi nuur

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker