Sababta Tacbaanimadda Xisbiyada Mucaaridka Somaliland

Markii aan mudo daraaseeyey sababta daciifnamadooda waxaa ii soo baxay:
1. Hogaan xumo
2. Dhaqaale xumo
3. Iyagoo isku beel ah
4. Xisbiyadooda oo iska soo horjeeda
5. Waayo arag la,aan xubnaha maalmulkooda
6. Ayagoo aan layahan wax aragti siyaasadeed oo ay bulshada ka iibin karaan kuna soo jiitaan.
7. Iyagoo aan fahmi karin nidaamka jabhadeynta ee Kulmiye
8. Taageero la,aan ka haysata goloyaasha wakiilada iyo deegaanka
9. Iyadoo aan la qiyaasi karin haddii xukunka loo dhiibo sida ay yeelidoonaan
10. Iyaga oo aan si quman uga faa,iidasan dhaliilaha iyo ceebaha xisbal xaakimka
Aniga aragteyda way adag tahay in hadii ay doorasho dambe sidan ku galaan inay guul ka gaadhaan haddii aaney isbedel weyn sameyn hadda.
Ahmed M Elmi

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker