Wasiirii hore ee Maaliyada Somaliya oo ku Biiray xisbiga Waddani
Wasiirkii hore ee Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle iyo Aqoonyahan uu Hogaaminayo ayaa ku biiray xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI.
Wasiir hore Bayle oo dhawaan ku soo laabtay Dalka ayaa ka laabtay Siyaasadii Soomaliya Islamarkaana qaatay Siyaasadda Somaliland.