Daawo:-Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashey Saameynta Ay Doorashooyinka Puntland ku Yeelan Karaan.

Hargaysa-(OWN)- Wasiirka wasaarada Biyaha Somaliland SaleebanĀ  Yuusuf Cali Koore ayaa waxaa uu maanta ka Hadley doorashooyinka dhawaan Puntland ka dhici doona iyo sameynta ay ku yeelan karto Somaliland hadii ay madaxweyne uu ka noqdo siyaasi ka soo jeeda gobalka Sool. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkaasi

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker