Daawo:Waxaan Lee Yahay Madaxda Hargaysa Joogta ,Waar Ilaahay Citiraaf Waydiista,, Sheekh Xasan Daheeye oo iska daaya..

Daawo:Sheekh Xasan Daheeye Oo Ka Hadlay Xidhiidhka Cusub ee Somaliland iyo Taiwand, Shiikhu Waxaa kale oo uu ka Hadlay Wufuud Masaari ah oo dhawaan Safarku Yimi Caasimada Hargaysa ee Somaliland

Sh Xasan Daheeye Waxaa kale oo uu Ka Digay Cawaaqib Xumada ka imankarta Xidhiidhka Somaliland iyo Taiwand, Marhaddii Quwada Shiinu ay Somaliland Indhaha ku Hayo oo uu Aad uga Xun yahay Xidhiidhkaas.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker