Marwo Faadumo Siciid Oo Kulul U Dhaliishay Safarkii Madaxweyne Muuse Biixi Ee Itoobiya

Marwo Faadumo Siciid xoghayaha arimaha dibada ee xisbiga Waddani ayaa waxaa ay si adag u dhaliishay safarkii madaxweyne Bixii ku tagay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya oo ay ku sifeysay mid hoos u dhigay meeqaamkeenii. halkan hoose ka daawo

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker