Ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab oo ku dagaalamay Sh/Hoose ee Dalka Somalia

Wararka ka imanaya gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in dagaal u dhexeeya ciidamada dawladda iyo maleeshiyada Al-Shabaab uu maanta ka dhacay degaan u dhexeeya Afgooye iyo Wanlaweyn.

Dagaalkan ayaa dhacay kadib markii maleeshiyada Al-Shabaab ay jidka u galeen ciidanka Dawlada Federaalka Somalia , kadibna jidka ugalay
Wararka dhinaca amniga waxay sheegayaan inuu jiro khasaare soo gaadhay askarta iyo maleeshiyada Al-Shabaab, iyo weliba gaadiidka dagaalka. ayaan wali laga warhayn

Weli ma jiro wax war ah oo kasoo baxay dhinacyada ku lugta leh dagaalka ee dowladda iyo Al-Shabaab.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker