Madaxweynaha oo ku dhawaaqay gogosha wadatashiga siyaasiinta iyo hoggaamiyeyaasha bulshada

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si rasmi ah maanta ugu dhawaaqay xilliga la qabanayo gogosha wadatashiga siyaasiyiinta iyo hoggaamiyeyaasha bulshada.

Madaxweynaha ayaa sheegay in gogosha lagu qaban doono magaalada Muqdisho 15-ka bishan.

Arrintan ayaa kusoo aadeysa iyadoo mucaaradka Soomaaliya oo maalmahan shir ku lahaa Muqdisho ay soo saareen qodobbo dhowr ah oo qaarkood ay baaq iyo cambaareyn ugu jeedinayaan dowladda Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker