Dhimashadii ugu horreysay oo ka dhalatay furuqa daanyeerka ee Itoobiya

Wasaaradda caafimaadka Itoobiya ayaa ku dhawaaqday geerida hal qof oo dalkaasi ugu dhintay xanuunka furuqa daanyeerka, tan oo tirada kiisaska ka dhigeysa lix.

Wasaaradda ayaa dhowaan shaacisay in xanuunka lagu arkay magaalada Mooyaale oo xad la leh Kenya.

Labada kiis ee ugu horreeyay ayaa halkaas lagu arkay waxayna ahaayeen hooyo iyo ilmo 21 maalmood dhallanaa.

Wasaaradda ayaa sheegtay in loo maleynayo inay ka qaadeen aabbaha qoyska oo la sheegay inuu u safray dal deriska ah

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker