Yuusuf Garaad oo QORAAL cajiib ah ka diyaariyey arrinta NISA iyo Haaruun Macruuf

Muqdisho (OWN) โ€“ Wasiirkii hore ee arrimaha dibedda Soomaaliya iyo tifaftirihii hore ee BBC Somali, Yuusuf Garaad Cumar ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa facebook uga hadlay eedeynta ay NISA u jeedisay weriye Haaruun Macruuf ee ah inuu .

 

Leeyahay Xidhiidho halis ku ah amniga, kana qaadeyso tallaabo sharciโ€. Hoos ka aqriso qoraalka Yuusuf Garaad oo dhameystiran.

 

Ma ogi waxa ay NISA sheegtay in ay iyadu ka og tahay Haaruun Macruuf.

Mana sahashan karo eedeyn ku saabsan khatar ka dhan ah Amniga Qaranka.

 

 

Haddana ma jecleysan farriinta ay NISA soo jeedisay, Goobta ay ku soo bandhigtay iyo khaanadda ay dhigtay Heybadda Dowladnimada Soomaaliya.

 

Laba eedeymood oo ay NISA u jeedisay weriyaha ayaa ah falal ka baxsan anshaxa saxaafadda iyo xiriirro khatar ku ah Amniga Qaranka.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker