Madaxweynaha Somaliland oo la kulmay Madaxweynaha Kenya

Sida uu sheegay Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, oo ka hadlayey furitaanka xafiiska Somaliland ee Nairobi ayaa maanta aroortii hore waxa ay kulmeen madaxweynaha Kenya, William Ruto.

Kulankan ayaa uu Cirro uu shegay in ay ka wada hadleen xidhiidhka labada dal. Kulankaas oo sida oo kale uu sheegay in ay si wanaagsan ‘isu afgarteen’.Madaxweynaha Somaliland ayaa maalmihii u danbeeyey ku sugnaa Nairobiu, iyada oo halkan uu kulammo kala qaadano masuuliyiin kala duwan, xilli sida uu xadhigga ka jaray xafiis cusub oo wakiillada Somaliland ee Kenya ay u soo guureen.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker