Badhasaabka Gobolka Uu Ka Soo Jeedo Madaxweynaha Kenya Oo Shacabka Somaliland u baaqay.

Badhasaabka Gobolka Uasin Gishu ee Dalka Kenya Jonathan Bii ayaa ugu baaqay Shacabka Somaliland in ay maalgashadaan Gobolkiisa oo uu sidoo kale ka dhisi doono Masaajido.

Waxa uu tilmaamay in Gobolkan uu ka soo jeedo Madaxweynaha Dalka Kenya William Ruto.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker