General Morgan oo Nairobi Ku Geeriyooday

Janaral Maxamed Siciis Xirsi Moorgan oo ka mid Saraakiishii Dowladii Kacaanka Soomaliya ayaa magalada Nayroobi goordhawd ku geeriyooday.

mudooyinkii u danbeeyay ayuu Cisbitaal ku yaala magaalada Nayroobi xanuun u jiifay

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker