Xildhibaan Cabdikariim Maxamed Muxumed oo ka tirsan golaha wakiillada Somaliland ayaa sheegay in ay u badheedhayaan wax kasta oo Qadiyada Somaliland ay ku iib gaynayaan.

waxaanu yidhi “ Anagu waxa aanu ka badheedhaynaa wax kasta oo Qadiyadeena aanu ku iib gaynayno, ciddii ka soo hor jeedsatana waanu tilmaami doonaa”

Xildhibaanka ayaa sidoo kale soo jeediyay in sheegay inay wakhti lumis tahay wada hadalada Somaliland iyo Soomaaliya loona baahan yahay in la joojiyo.

Xildhibaan Cabdikariim ayaa ka mid ahaa mudanayaal hor geeyay golaha wakiillada Mooshin lagu laalayo wada hadalada Soamliland iyo Soomaaliya, kaasi oo aan suurto galin.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker