Siyaasi Jaamac Shabeel oo shaaciyey hankiisa Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland.
Siyaasi Jaamac Shabeel oo shaaciyey hankiisa Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland.
“Anigu waan u sheegay Cabdiraxmaan oo waxaan ku idhi Dawladdaada waxba kama rabo, Anigu Kursigan golaha Guurtida ee Saleebaan ku fadhiyo ayaan doonayaa,
Maalinta kursigaasi bannaanado ayaa doonayaa in aad wax igala qabato Cabdiraxmaanna sidaasan isku ognahay”.