Qoysaska la haystayaasha Israa’iil oo dowladdoodu la wadaagay walaaca ay ka qabaan weerarka Qasa

Koox matalaysa qoysaska dadka afduubka loogu haysty Qasa ayaa ka digaya duulaanka milatari ee Israa’iil, oo “khatar aad u daran” u gaysan kara la haystayaasha.

Warbixin ay soosaareen ayay ku sheegeen in balaarinta dagaalku ay si aad ah u kordhisay halista waxyeellada la haystayaasha soo gaari karta.

“Siyaasadda hadda jirta waxa ay dilaysaa kuwa nool,” ayaa lagu yii qoraalka.

“Haddii aan sidan ku sii socono, waxaan lumin doonnaa kuwa nool iyo kuwa dhintay labadaba, waa inaan soo celinnaa qof walba.”

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker