DENMARK: Will Yar Oo Agoona Ahna Denish/Somali Oo La Keenay Suuriya
Wiil yar 11 bilood jir ah ayaa la keenay wadanka Denmark ayaa la sheegey in hooyadii ay ka soo jeedo Soomaaliya kana tagtey wadanka Denmark isla markaasina labadiisii waalidba lagu dilley dagaalkii lala galley Daacish ama IS ee ka dhacay dalka Suuriya.
Waxaana wiilkaas yar hada laga soo qaadey oo lagu hayey xaro qaxooti lagu magacaabo Al-Hol kuna taal qeybta kurdiyiinta ee dalka Suuriya.
https://www.youtube.com/watch?v=lD5yyQ3VP_A&feature=youtu.be