“Halkan ka hadli maayo in aan ahay Madaxweynihii Qaranka ” Madaxweynaha Somaliland
“Halkan ka hadli maayo in aan ahay Madaxweynihii Qaranka oo kaliya, balse maanta waxa aan halkan ka hadlayaa aniga oo ah Aabe ka murugeysan geerida iyo khasaaraha shalay ka dhacay magaalada Burco” Madaxweyne Cirro