Trump oo u ambabaxay Qadar
Madaxweyne Donald Trump ayaa haatan koray diyaaraddiisa, Air Force One, taas oo ka baxaysa garoonka diyaaradaha King Khalid ee caasimadda Sacuudiga ee Riyaad.
Trump ayaa lugta labaad ee safarkiisa Bariga Dhexe ku tegaya dalka Qadar.
Tan iyo shaay waxaa uu ku sugnaa dalka Sacuudiga.