Musharrax C/raxmaan Cirro Oo Si Rasmi ah Xilkii Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Ugu Wareejiyay Xirsi Cali X Xasan

Guddoomiyihii hore ee Xisbiga WADDANI ahna Musharraxa Madaxweynaha ee Xisbiga   Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa saaka xafiiska ku soo dhaweeyay Guddoomiyaha cusub ee Xisbiga WADDANI ee lagu soo doortay Shirweynihii 2aad ee Xisbiga   Xirsi Cali Xaaji Xasan.

Musharrax Cabdiraxmaan Cirro ayaa si rasmi ah xilkii Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI ugu wareejiyay  Xirsi Cali X Xasan oo ah Guddoomiyaha Cusub ee Xisbiga WADDANI, isla markaana ugu duceeyay in uu Alle u fududeeyo xilka Guddoomiye-nimo ee Xisbigu u doortay

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker