Ciidamada Booliska Somaliland oo Ka Hadlay Xadhiga Liibaan Caddala

Ciidamada Booliska Somaliland Ayaa Cadeeyay In Ay Gacanta Ku Soo dhigeen Liibaan Cadaala Oo Ka mid ah Dadka Baraha Bulshada Caanka Ka ahaa.

Qoraalka Lagu Haysto Liibaan Cadaala Ayaa ciidanka boolisku ku shegeen inuu Sameeyay kicin dadwayne.

Ciidamada Boolisku wuxuu Cadeeyay in La Horkeeno Doono Sida Ugu dhakhsaha badan laamaha Cadaala

Hadaba qoraalka lagu haysto Liibaan Cadaali Waa Kane Bal qiimee.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker