32 maalin oo aan ku jiray dhaqtar ku yaala Paris, shalay ayaan kasoo baxay ” Xildhibaan Maxamed Abiib

 

32 maalin oo aan ku jiray dhaqtar ku yaala Paris, shalay ayaan kasoo baxay xaaladda bukaan jiif oo aan muddadaa u jiifay cisbitalka, waxaanan 80 maalmood oo dambe ka sii ag dhawaan doonaa cisbitaalka si loola socdo xaaladdayda caafimaad.

Farriintan yar ee kooban ayaan jeclaystay in aan idinla wadaago dadkaygii, maadaama in badan oo idinka mid ah i weydiinayaan xaaladdayda caafimaad.

Allah ayaa mahad leh

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker