Waxaan ku dhawaaqayaa In aanu xukuumad ahaan aasaaseyno sanduuqa qaranka ee daryeelka agoonta,” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland
โ Waxaan ku dhawaaqayaa In aanu xukuumad ahaan aasaaseyno sanduuqa qaranka ee daryeelka agoonta, lacag 100 kun oo Dollar ahna aan ku shubeyno โฆ.โ
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro .