Qoys Soomaali ah oo ka kooban lix qof oo aano qabiil loo dilay

Lix qof oo ah hal qoys ayaa lagu dilay weerar lagu qaaday hoygooda oo ku yaal magaalada Mandheera. Weerarka oo lagu sheegay in uu yahay mid aano-qabiil salka ku haya ayaa dabo socday colaado dhulka miyiga ah ku dhexmaray labo reer oo wada degan magaalada Mandheera ee gobolka Waqooyi Barri Kenya.

Cabdulaahi Macalin Xasan oo la walaal ah ninka qoyskiisa la dilay ayaa BBC u faahfaahiyay sida ay wax u dhaceen. Halkan hoose ka dhegeyso wareysiga.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker