‘Waa ceeb’ – Trump oo ka hadlay weerarka ay Hindiya ku qaadday Pakistan

Mar madaxweynaha Mareykanka Donald Trump wax laga weydiiyay weerarka Hindiya ee Pakistan, ayaa wuxuu ku jawaabay: “Waa ceeb.”

Mar uu ka hadlayay Aqalka Cad ee Washington DC, ayaa wuxuu yiri “hadda ayaan maqalnay innagoo ku soconna albaabbada Xafiiska Oval”.

“Waxaan uun rajeynayaa inay dedeg ku dhammaato,” ayuu Trump intaa raaciyay.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker