Hindiya oo Pakistaan Weerartay

Labo todobaad kadib weerar dad badan ay ku dhinteen ayay malayshiyaad ku qaadeen dad dalxiisayaal ah oo ku sugnaa gobolka Kashmiir ee ay Hindiya maamusho.

Hindiya ayaa weerarro isdaba joog ah ku qaadday goobo ku yaal Pakistan iyo Kashmiir gaar ahaan qaybta Pakistan maamusho.

Wasaaradda difaaca Hindiya ayaa weerarkan ugu magac dartay “Howlgalka Sindoor” oo uu qayb ka ahaa go’aan” lagu doonayo in lagu soo qabto kuwii mas’uulka ka ahaa weerarkii 22-kii Abriil oo ay ku dhinteen 25 Hindi ah iyo hal qof oo u dhashay Nepal Balse Pakistan waa iska fogeysay inay wax lug ah ku leedahay weerarkii bishii hore, waxaana duqaymaha cusub ay ku tilmaantay kuwo aan loo meel dayin, iyada oo ra’iisul wasaaraha Pakistan Shehbaz Sharif uu sheegay “in falkan foosha xun ee gardarrada ah uusan noqon doonin mid ciqaab la’aan ah.”

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker