Garsoose Kubadda Cagta ah oo Nolosha lagu gubay

Patrick Ngalamulume oo ah Garsoore kubadda cagta ah ayaa nolosha lagu gubay, dalka Congo.

Dilka ninkan garsooraha ayaa cadho xooggan ka dhex abuuray caalamka kubadda cagta, iyadoo arrintan argagax ku keentay dad badan.

Wararka ayaa sheegaya in Ngalas oo ka tirsan ururka EUFBUK (Bukavu Urban Football Association) lagu weeraray laguna dilay xaafadda Irambo ee caasimadda Kinshasa.

Kooxihii dilka gaystay ayaa goobta ka baxsaday.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker