Dawladda Somaliland Oo Bilaabaysa iibsashada Raashinka Waddaniga Ah

Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa shaaca ka qaaday in ay iibsanayso dhammaan raashinka waddaniga ah ee ka soo go’ay beeraha dalka, kaasi oo ay sheegtay in uu ka mid noqon doonaa keydka raashinka qaranka.

 

Kulan ay yeesheen golaha wasiiradda Somaliland oo ka qabsoomay qasriga madaxtooyada , ayaa lagu lafo-guray ka hortaga xanuunka saf-mareenka ah ee Coronavirus, sidii loo libin laabi lahaa dedaalka xukuumad iyo shacbi ahaan loogu jiro ka hortagiisa, kaasi oo ay qayb ka tahay in qaranku helo kayd dhammaystiran oo dhinaca raashinka iyo daawada ah .

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker