Qaar ka mid ah hoggaamiyaasha caalamka ayaa cambaareeyay weerarka dalxiisayaasha lagu laayay ee Hindiya ka dhacay

Hoggaamiyayaasha caalamka ayaa cambaareeyay weerarka lagu dilay dadka rayidka ah ee Pahalgam.

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa tacsi u diray qoysaska dhibanayaasha.

“Weerarada ka dhanka ah dadka rayidka ah waa wax aan la aqbali karin xaalad kasta ha ahaatee,” ayuu yiri Guterres.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in uu la hadlay ra’iisul wasaaraha Hindiya Narendra Modi oo weerarka uu kaga tacsiyadeeyay.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker