Daawo:-“Waddani Komishan Diid Maaha Ee Waa Doorasho Diid”Xisbiga Kulmiye.

Hargaysa-(OWN)_Gudoomiye ku xigeenka labaad ee xisbiga Kulmiye Axmed Cabdi Dheere ayaa waxaa uu  ka hadley mawqifka uu xisbiga Waddani ka taagan yahay arimaha doorashooyinka

Axmed Cabdi Dheere ayaa sheegay in Xisbiga Waddani aanu aheyn Kominshan Diid balse uu yahay Doorasho Diid.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkaasi.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker