Guddoomiyihii Golaha wakiilada oo iscasilay
Cabdirisaaq Khaliif oo ahaa Guddoomiyihii Golaha Wakiilada Somaliland ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkaasi. Wuxuu sidoo kale sheegay inuu iska casilay xubinnimada Xisbiga Wadani iyo in mid kamid ah gawaarida uu u hayay Somaliland uu ku wareejinayo maamulka SSC-Khaatumo