“ Waa in shuruud la.aan xukuumadu usii deysaa Xildhibaan Maxamed Abiib ” Musharax Cirro .

“ Waa in shuruud la.aan xukuumadu usii deysaa Xildhibaan Maxamed Abiib .

Muuse Biixi waxaan u sheegayaa in arintaasi ay tahay sharci jabin iyo ku tumasho dastuur , Maxamed Abiib waxaa Xildhibaan xasanad leh , Muuse Biixi , Xeer Ilaaliyaha iyo Maxkamada sare midna kama qaadi karto oo Dastuurka ayaa siiyey

Reer Awdal waxaan ugu baqayaa inay ogaadan in Maxamed Abiib yahay xildhibaan Qaran oo aanu aheyn xildhibaan gobol oo kaliya …”

Musharax Cirro oo iminka ka hadley Xadhiga Xildhibaan Maxamed Abiib .

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker