Guddoomiye Baashe oo Cafis u fidiyey Siyaasi RAMAAX oo isaga u xidhan

Hargeysa (OWN)- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Baashe Maxamed Faarax, ayaa sheegay inuu dambigii uu u haystay ka saamaxay Xoghayaha Arrimaha Gudaha ee Xisbiga UCID Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax) oo loo xidhay dacwad uu ku soo oogay guddoomiye Baashe.

Warkan oo Faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker