Daawo:- R:Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed oo Qudbad ku Jeediyay Luuqadda Af-Soomaaliga Isaga oo Ku Sugan Gobolka Minnesota.

Minnesota-(OWN)-Raysal-wasaarha Dalka Ethiopia Abiy Ahmed Ali oo Safar Ku Jooga Goboka Minnesota Ee Dalka Maraykanka Ayaa Waxa Uu Fagaare Wayn Oo ay iskugu soo Baxeen Kumanaan Dad Ah oo kasoo kala jeeda Qawmiyadaha Dalka Ethiopia ayaa  Waxa uu Qudbad Ujeediyay Dadkii Isusoo Baxay, Luuqadaha Uu ku Hadlayay Raysal-wasaaraha Waxaa Ka Mid Ahayd Luuqadda Afka-soomaaliga Halkan Hoose Ka Daawo Hadalka Dr Abiy Axmed Ali Oo Af-soomaaliya

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker