Eng Faysal Cali Waraabe oo Fashiliyey Dabinnada Qarsoon ee Farmaajo la maaggan yahay Somaliland iyo Arrimo kale oo xaasaasi ah

 

Hargeysa (OWN)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa soo bandhigay wax uu ku tilmaamay Dabinnada Qarsoon ee Farmaajo la maaggan yahay Somaliland iyo Arrimo kale oo xaasaasi ah oo ku saabsan Doorashooyinka la filayo inay dalkaasi ka qabsoomaan sannadka dambe.

Eng Faysal Cali Waraabe ayaa arrimahan kaga hadlay shir-jaraa’id oo uu ku qabtay xafiiska Xisbiga UCID ee magaalada Hargeysa.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker