Daawo:Wasiirka Hawlaha Guud Oo Sheegay In Boorama 2021 Ka Laga Bilaabi Doono Nashqadayntii Magaalada
Daawo:Wasiirka Hawlaha Guud Oo Sheegay In Boorama 2021 Ka Laga Bilaabi Doono Nashqadayntii Magaalada, Wasiir Cabdirashiid Ducaale Qambi ayaa sheegay inay Imika Wadaan Qorshihii Nidaaminta Magaalada Ceerigaabo, ka Bacdina ay Sannadka Cusub bilaabi doonaan Master Plan-ka Boorama