Somaliland oo Raadinaysa Bisha Shuwaal Ama Soon Fur
War-gelin !
Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland waxa ay shacabka Somaliland ugu baaqaysaa in cidii aragta bisha Shuwaal ay lasoo Wadaagaan Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta si loo xaqiijiyo bilashada Ciidul Fitriga.
Haddii aad aragto bisha Shuwaal, fadlan nagala soo xidhiidh lambarradan:
📞 063-4429416
📞 063-4316042
📞 063-4400902
📞 063-4536043
📞 063-4226084
📞 063-4683877
ALLA MAHAD LEH .