Related Articles

“Masaajidka Meherkii Waa Laga Joojiyay arintaa Anbiil baan ka qaadanay..” Wasiirka Diinta iyo Awqaafta
May 9, 2025

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Ka qeyb galay aas Qaran oo loogu sameeyey Marxuum Ganacsade Maxamed Xaaji Cabdilaahi Abu Site
May 9, 2025
Dhageysiga dacwadda dilka ah ee loo haysto eedeysane Sayid Cali oo ku eedeysan in uu dilay xaskiisa Luul Cabdisalaam oo uur lahayd.
Qareenada u dooddaya Sayid cali ayaa doodda sharciga ah soo bandhigay, iyada oo fadhigii kan horreeyay la dhageystay doodda Xeer ilaalinta
Ehelada labada dhinac ee Sayid cali iyo Luul ayaa maxkamadda xaadir ku ahaa.
Sidoo kale waxaa la dhageeystay oo maxkamadda soo xaadiray qaar ka mid ah dhaqaatiirta cisbitaalka Ordogan (Ex Digfeer) oo ka mid ahaa kuwii daaweynta caafimaad u fidiyay Luul ka hor intii aysan dhiman.