Xisbiga WADDANI Oo Ku Baaqay In Laga Gaabsado Ka Hadalka Arimaha Ciidamadda Qaranka.

Afhayeenka Xisbiga WADDANI Barkhad Batuun, ayaa ku baaqay in hoos loo dhigo wararka ciidanka Qaranka ku saabsan “Wax kale waa la isku dhaliili karaa wax kale waa laga faaloon karayaa, wax kale war waa laga sameyn karayaa , dadka Wax falanqeeya, ama dadka wax faaleye ama saxaafada waxaan ka codsanayaa inay qawlkooda iyo qalinkooda hoos uga dhigaan qadiyada hada taagan oon la buunbunin oo bar aanay lahayn la joojin, Waa Wax ka dhaxeeya ka mucaaridka ah, ka Madaxweynaha Iyo Muwaadinka ahba waa wixii inaga wada dhaxeeyey ee aynu wada ilaashanaynay”.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker