DAAWO: “Wixii Aad Kala Tabanaysaan Hadal Ayaa Lagu Dhamayn Karaa Ee Xabad Lagu Dhamayn Karo…” Suldaanka Guud Ee Somaliland Oo Warbaahinta La Hadlay
Hargeysa (OWN)-Suldaanka Guud Ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa waxa uu goor dhawayd Warbaahinta kula Hadlay magaalada Hargeysa, Halkan hoose ka DAAWO